image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa maanta Beledweyne ka furay tababar ku saabsan Xuquuqda aadanaha

Tababarkaan oo ay ka faa’iideysanayaan illaa iyo 16 wariye oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee warbaahinta ayaa saakay ka furmay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Tababarkaan ayaa socon doona muddo saddex maalin ah kaasoo ay wariyeyaashu ku baran doonaan casharro ku saabsan xuquuqul insaanka.

SJS ayaa inta badan xoogga saarta kor u qaadidda aqoonta Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka shaqeeya warbaahinnada kala duwan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.