image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Galmudug oo 30 haween oo ka ganacsada Kalluunka tababar uga furay magaalada Cadaado

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Galmudug Mudane Garaad Yusuf Maxamud Garad Qowqabo, ayaa Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ka furay tababar dib u xasuusin ah kaa oo ay ka soo qeeyb galeen haweenka ka ganacsada kallunka, haweenkaan oo horay tababar 14 maalin ah ugu soo qaatay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Haweenkaan ayaa laga soo kala xulay Degmooyinka Hobyo, Galkacyo, Caabudwaaq, Dhuusamareeb, Guriceel iyo Cadaado oo ka kala tirsan Gobalada Mudug iyo Galgaduud.

Waxaa furitaanka tababarka goob joog ka ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda, waxaa sidoo kale ka soo qeeyb galay Gudoomiye kuxigeenka Degmada Cadaado iyo Hoowlwadeenada Wasaaradda.

Tababarka oo socon doona 3 maalin ah ayaa dib loogu xasuusin doona haweenka waxyaabihi ay horay usoo barteen, waxaana intaa kadib la gudoon sii doonaa qalab ay ku shaqeeystaan, kaas oo ka caawinaya in ay keeydsadaan kalluunka.

Wasaaraddu iyada oo kaa shaneeysa Dowladda iyo Hay’adaha la shaqeeya, waxa ay shaqa abuur u sameeyn doontaa, haweenka iyo bahda kalluumeysatada Galmudug.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.