image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ra’isul Wasaare Rooble, oo ugu baaqay Maamul Gobolleedyada Soomaaliya inay shan maalmood guduhood ku soo gabagabeeyaan doorashada

Muqdisho (Onkod Radio) Ra’isul Wasaarha xukuumadda xil gaarsiinta ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay Maamul Gobolleedyada Soomaaliya, inay muddo dhan Shan maalmood guduhooda ku soo gabagabeeyaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisulwasaare Rooble, ayaa maanta ka qeeybgalay Munaasabad lagu soo gabagabeynayay kuraasta Gobollada waqooyi ee Soomaaliland, asagoona sheegay in maamul goboleedyada kusoo gabagabeeyaan wakhtigii lagu ballamay ee ahaa  25-ka bishaan Febraayo ee sannadkan 2022-ka.

Rooble, ayaa Hambalyo u diray xildhibaanada cusub ee Gobollada waqooyi ee lagu doortay magaalada Muqdisho asagoona bogaadiyay Guddiga doorashooyinka Soomaaliland ee (SEIT) iyo heer Federaal howsha adag ee ay qabteen muddada loo qabtay ayagoo kusoo gabagabeeyay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.