image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddiga khilaafaadka ee doorashooyinka oo hakiyay natiijada doorashada kursigii uu ku fadhiyay wasiirka batroolka

Muqdisho (Onkod Radio) Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursiga Golaha Shacabka HOP#45 oo maalmo kahor lagu doortay Magaalada Baraawe ee caasimadda koonfur galbeed Soomaaliya, kursigaas uu ku fadhiyay Wasiirka Batroolka Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdirashiid Maxamed Axmed.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa Qoraal soo saaray ayaa lagu sheegay in kusriga tirsigiisu HOP#45, ay dacwad kasoo gudbiyeen saddex xubnood oo uu ku jiro Wasiirka Batroolka, xili kursigaas uu kusoo baxay Maxamuud Axmed Maxamed oo la doortay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.