image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Abaarihii oo saameyn xun ku yeeshay waxbarashadii caruurta ee gobolada qaar ee dalka 

Deegaanka Dheenweyne waxa uu ka mid yahay deeganada dhaca waqooyi galbeed ee magaalada Beletweyne, ayna baaruhu ku yeesheen saameyn aad u daran, gaar ahaan caruurta

Dugsiga hoose dhexe ee dheenweyne waxa uu ka kooban yahay 3 qol oo Dhis ah, waxaana dhiganayay arday fara badan, balse abaarihii jiray darteed ay caruur fara badan ka tageen iskuulkii, abaartii oo saameysay qoyskooda awgeed.

Qaar ka mid ah waalidiintii ay ardaydii u dhiganayeen dugsiga  ayaa duruufo dhaqaale awgood iyadoo ay u sii dheer tahay abaartii oo ka leysay xoolihii ay u hayaameen magaalooyinka waaweyn si ay caruurtooda ugu helaan nolol iyo waxbarasho, sidaas waxaa yiri maamulaha dugsiga hoose dhexe ee Dheenweyne.

Dadka deegaanka oo aanan haysanin adeegyada aas-aasiga ah ee nolosha ayaa sheegay inay hada deegaanka ku soo hareen oo keli ah tiro yar, maadaama deegaanka ay ka jirto biyo la’aan qasabtay in dadkii deegaanka ahaa ay isaga hayaamaan.

Waalidiinta caruurtooda kala baxay dugsiyada deeganada ay abaartu saameeysay ayaa sheegay in deegaanadoodu ay ku heysteen xoolo, balse xoolihiina ay abaarto latagtay, sidaasna ay danto kuqasabtay inay caruurtooda lasoo maciin bidaan si ay ugu noolaadaan magaalooyinka.

Deeganada ay goobaha wax barashada xermeen waxaa booqday xubna kasocday wasarada waxbarashada hirshabelle iyo mas,uuliyiinta maamulka degmada

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.