image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

XOG DAAHSOON : Gabar AIDS ugu geeritooday Muqdisho & mid kale oo loo ceyriyay xanuunka.

Muqdisho (Onkod Radio) — Jimcihii magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka Martini ee waxa ku geeriyooday gabar la xanuunsanaysay xanuunka ” HIV/AIDS ” -ka.

Sidoo kale isla maalintaas waxaa isbitaalka la dhigay gabar kale oo xanuunka qabta , oo aan lahay wax Hooy ah , waalidkeeda ay iska soo cayriyeen kuwaas labaduba waxay qabatimeen Daroogo.

Agaasimaha Isbitaalka Martini Dr Abdirisaaq Yusuf Ahmed Jalaludiin ayaa sheegay in laba gabar oo Posotive ahaa mid ka mid ah ay ku geeritootay isbitaalka , halka mid kale ay xanuunsanayso isla markaana ay qabantintay cirbida Panadian.

Mida ku geeritootay isbitaalka ayuu sheegay in da’adeedu ahayd 17 sanno jir , la xanuunsanayso AIDS-ka isla markaana xaaladeedu aad u liidatay.

Agaasimaha Isbitalka Martiini ayaa yiri “Jimcihii Waxaa isbitalka waxaa la keenay Laba gabar oo Posative ahaa Cudurka HIV AIDS mid ayaana dhimatay Mushkilada daroogadu ay Magaalada ku heyso ayaa laga fahmayaa”

Dr -ka waxaa uu sheegay in labada gabdhood ay ahaayeen kuwo aan lahayn hooy in kastoo uu sheegay in mid ka mid ah aabaheed u yimid isagana uu dalbaday in laga fogeeyo.

Dhibaatada Drugs-ka uu ku hayo dhallinyarada Soomaaliyeed ayuu sheegay Dr -ka in ay u baahan tahay in si wadajir ah la iska kaashato sababtoo ah ayuu yiri waxaa soo badanaya dhallinyarada naftooda goynaysa dhibaato ay ka soo gaartay isticmaalka Daroogada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.