image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Nabad Sugidda Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay Xbin katirsan Al-Shabaab

Baydhabo (Onkod Radio) — Taliska Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa ay kusoo bandhigeen Xubin katirsanaa ururka Al-Shabaab, kaas oo isku soo dhiibay Ciidamada.

Ninkan oo Magaciisa lagu sheegay Isaaq Cali Yaroow Cabdiraxmaan ayaa saraakiisha ciidamada Nabadsugidda ee degmada Xudur waxaa ay sheegeen in uu Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka kuwa fuliya weerarada ee Jabhadaha loo yaqaano.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in muddo shan sanno ah oo katirsanaa ururka Al-Shabaab, isaga oo ka qeyb qaatay weeraro ka dhacay degaanno katirsan Gobollada Jubbooyinka iyo Hiiraan, balse aysan bixin faah faahin intaasi ka dheer ka bixin.

Isaaq Cali Yaroow oo dhankiisa Warbaahinta la hadlay ayaa Ciidanka Nabadsugidda uga mahadceliyay soo dhoweeynta wanaagsan ay u sameeyeen isagoona saaxibaadisa Shabaabka ah ugu baaqay inay isu soo dhiiban, isaga oo ku eedeeyay  inay dhibaato badan u geysanayaan dadka shacabka ah aan waxba galabsan.

Dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay ayaa talisyada Ciidamada Nabadsugidda ee degaannada Koonfur Galbeed waxaa isku soo dhiibayay Rag katirsanaa Al-Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.