image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gargaar Caafimaad gaarsiinayaan deegaannada laga saaray Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka warbixiyay qorshaha dowladda ee ku aadan  daadajinta iyo bixinta adeegga caafimaadka ee loogu talagalay qeybaha bulshada.

Wasiirka oo ka qeybgalaya Baranamij ka baxayay Warbaahinta dowladda  ayaa sheegay in Wasaaradda Cafimaadka ay diyaarisay qorshihii ay adeegyo caafimaad ku gaarsiin laheyd deegaanada laga saaray Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu ka dhawaajiyay in lixda bilood ee soo socota loo howlgali doono qalabeynta cisbitaallo iyo xarumo caafimaad oo ku yaalla caasimadda dalka iyo gobolada kale ee dalka.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Cali Xaaji Aadan  ayaa sheegay in si xowli ah ay u socdaan dhaqaajinta , bixinta iyo fidinta adeegga caafimaad ee ay u baahan yihiin bulshada,isagoo qiray in dhinacooda ay diyaar u yihiin barnaamijka quudinta xagga caafimaadka ee loogu talagalay dadka ku barakacay abaaraha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.