image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ra’ila Odinga oo sheegay in uu ixtiraamayo go’aanka Maxkamadda Sare ee Kenya

Nairobi (Onkod Radio)— Musharrixii doorashada lagaga guuleystay ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu ixtiraamayo go’aan kasoo baxay maxkamadda sare oo ay ku taageertay guushii uu ka gaaray musharraxa kale ee la loollamay doorashada ee William Ruto, inkastoo uu sheegay in uu “si weyn uga soo horjeestay”.

“Waxaan mar walba u taaganahay sarreynta sharciga iyo dastuurka, arrintaasi waxaan ku ixtiraameynaa fikirka maxkamadda, in kasta oo aan si weyn uga soo horjeedo go’aankooda maanta,” ayuu ku yiri hadal uu soo saaray kadib go’aan mideysan oo ay maxkamaddu gaartay.

Maxkamadda ayaa diiday dooddii Ra’isul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo ku eedeeyay in Ruto ku shubtay doorashadii dhacday 9-kii Ogosto.

“Tani waa go’aan loo dhan yahay. Codsiyadii kale waa la laalay, taas awgeed waxaan ku dhawaaqeynaa jawaab-celin in Ruto yahay
madaxweynaha la doortay,” ayay tiri guddoomiyaha maxkamadda sare Martha Koome.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.