image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo u anba baxay Garowe

Muqdisho (Onkod Radio)— Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Madaxwaynaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Garoowe waxa ay kulamo kula yeelan doonaan madaxda maamulkaas , si loo dhameeyo tabashooyinka ay qabto Puntland.Qaban- qaabada soo dhawaynta ayaa ka jirta magaalada Garoowe , halkaas oo ay ku sugan yihiin wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya.Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa la filayaa inuu xooga saaro , sidii loo qancin lahaa Mamulka Puntland , oo tabashooyinka ka qabta Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Waddooyinka ayaa saakay xirnaa inkabadan saacad ayadoo aad loogu dhibbanaa isku socodka gaadidka inta badan dadka ayaa ka degayay gawaarida dad weynaha iyo Bajaajta ayadoona ay lugeynayeen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.