image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ilhaan Cumar iyo musharraxiin kale oo Soomaali ah oo kusoo baxay doorashadii Xisbiga Dimuqraadiga

Minneapolis (Onkod Radio)— Ilhaan Cumar iyo ugu yaran saddex musharax oo kale oo Soomaali ah ayaa kusoo baxay doorashada horudhaca ah xisbiga Dimuqraadiga ah ee gobolka Minnesota, kaddib markii ay kasoo adkaadeen musharraxiintii kale ee la tartamayay, iyaga oo isku diyarinaya doorashada ay kaga hortayaan Xisbiga Jamhuuriga.

Senator Cumar Faatax ayaa dib u helay kalsoonida xisbigiisa. Zainab Mohamed ayaa iyana kusoo baxday doorashadii kurisga Aqalka sare ee Gobolka Minnesota, halka Samakaab Hussein uu iska ku guuleystay doorashada tartanka xildhibaan Aqalka hoose ah.

Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareysatay wariyaha VOA ee gobolka Minnesota Maxamuud Mascadde. Voa Somali

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.