image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweynaha maamulka Koonfur oo gaarey magaalada Addis Ababa

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdulcasiis Xasan Maxamed, ayaa gaarey magaalada Addis Ababa, ee dalka Itoobiya.

Waxaa la filayaa inuu halkaasi kula kulmo mas’uuliyiinta dalkani.

Dhowaan ayey saraakiil ciidan oo ka socota dowladda federaalka Itoobiya, waxey kulan kula qaateen magaalada Baydhabo Madaxweyne Cabdulcasiis Xasan.

Labadda dhinac ayaa warka kasoo baxay kulankooda waxaa lagu sheegay in kulankoodii hore wuxuu la xiriiray iskaashiga la dagaalanka kooxda Alshabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.