image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Culimada dowlad deegaanka oo soo saaray baaq ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Shir ay isugu yimaadeen culumaa’uddiinka ugu caansan gayiga Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itooboya, ayay gababadiisii ay ka soo saareen go’aanno ka dhan ahaa ururka Al-Shabaab.

Culimada diinta ayaa ku tilmaamay dagaalki ay dhawaan Al-Shabaab ku qaadday deegaannada xadka mid lid ku ah Islaamnimada, kuna baaqay in ka difaacista deegaanka ururka Al Shabab ay tahay waajib diini ah.

Warbixintaan waxaa Jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.