image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta eedeeysane ku xukuntay dil toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada, ayaa ku xukuntay Dil-toogasho ah, Maxamed Aadan Maxamed Cali “Gaduudow” oo lagu eedeeyay Dilka AUN Marxuum Saciid Xasan Shiiqow, oo ahaa 40-jir.
Xerada agoonta Boliiska ayuu ku dilay Galab Ramadankii tegay Marxuumka, oo soo doontay Kaalmo loo qaybinayay Bulshada tabaalaysan.
Gaduudow ayaa ahaa Dable ka tirsanaa Ururka 143 ee Guutada 14-ka October.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.