image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Warbixin: Dadka ku shaqeeya farsamada gacanta oo faquuq xoog leh kala kulma bulshada

Beledweyne, Somalia (Onkod Radio) Si u mareeyo nolol maalmeedka qoyskiisa Nuux Maxamuud oo ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baladweyne wuxuu bartay xirfadda farsamada gacanta 7 sano ka hor balse inta badan bulshada ayuu kala kulmaa

faquuq ku saabsan shaqadiisa.

Nuux Maxamuud oo kaga shaqeysta farsamada gacanta magaalada Beledweyne. Sawirka Abdi wahid mohamed Aadan

Dadka ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta oo inta badan soo saara agab kala duwan oo ay ka mid yihiin Burjikooyinka, girgiraha, yaanbooyin, iyo faashashka ayaa la kulma faquuq ku saabsan shaqada ay hayaan darteed.

Nuux Maxamuud oo kaga shaqeysta farsamada gacanta magaalada Beledweyne. Sawirka Abdi wahid mohamed Aadan

Nuux Maxamuud ayaa sheegay in xirfaddan uu ku jiro muddo 7 sano ah islamarkana maalin kasta uu ka helo lacag dhan 10 dollar, basle faquuq uu kala kulmo bulshada.

Dadka leh xirfadda farsamada gacanta islamarkana soo saara alaabaha  laga isticmaalo guryaha, ayaa inta badan faquuqa la kulma marka ay timado dhanka guurka iyo shaqooyinka

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.