image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xaaladda abaarta Soomaaliya oo laga deyrinayo

Muqdisho (Onkod Radio) — Khubarada cimilada iyo hay’adaha gargaarka ayaa ka dayrinaya xaaladda abaarta Soomaaliya, waxaana ay saadaalinayaan in ay arrintu gaari doonto heer macaluul ah hadii xilli roobaadka ugu dambeeya sanadkan uu baaqdo, walow aan rajo weyn laga qabin.

Waxa haddaba is weydiin leh weli dawladda Soomaaliya iyo hay’adaha kale ee gargaarku ma ka fakareen qaab kale oo habka nolosha dadka reer guuraaga ahi ay haatan ku tiirsan tahay loo bedeli karo oo loogu abuuri karo qaab nololeed oo kale.

Cabdulqaadir Maxamed Axmed oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaalida ee dersayey arrimaha abaarta Soomaaliya ayaa BBC-da uga warramay xaaladda Abaarta Soomaaliya, halkan riix si aad wareysiga u dhageysato 

BBC

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.