image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Erdogan oo markale weeraray Sweden iyo Finland

Ankara (Onkod Radio) — Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayib Erdogan, ayaa sheegay in wadahadal uu toddobaadkan la yeeshay Sweden iyo Finland, oo ku saabsanaa ku biiritaanka NATO uusan isaga ku qancin, maadaamaa aysan dalalkaasi daacadnimo lahayn.

Erdogan wuxuu markale labadaasi dal ku eedeeyey in ay taageeraan argagixisada Kurdiyiinta ee PKK inkasta oo ay iyagu beeniyeen.

Wuxuuna sheegay inuusan waafaqi Karin waddamo arrimahaasi sameeyey iney gaashaan buurta NATO ku soo biiraan.

Sweden, Finland iyo Waddamo xubin ka ah NATO ayaa rajeynaya inuu xubinnimada si degdeg ah loogu oggolaado kaddib marki uu Ruushka billaabay duullaanka Ukraine.

Turkiga oo ah xubin ka tirsan NATO oo diiddan xubinnimada dalalkaasi wuxuu hor istaagi karaa codsigooda.

BBC SOMALI

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.