image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo 26 suxufi u soo gebagebeeyay tababar

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa galabta soo gabagabeeyay tababar saddex maalmood  suxufiyiinta uga socday magaalada Muqdisho.

Tababarkan oo lagu baranaayey badqabka iyo horumarinta xorriyadda saxaafadda ayaa waxaa ka faa’ideystay illaa 26 weriye oo ka kala socday Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood.  Waxaa SJS ku taageeray tababarkan Dowladda Canada.

Gabagabadii tababarka, Xoghaayaha Guud ee SJS Abdalle Ahmed Mumin, hawlwadeennada SJS iyo marti sharaf kale ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay suxufiyiintii dhameeystay tababarkan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.