image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga iyo Taliska Ciidanka AMISOM ee Baraawe

Baraawe, October 03, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo weheliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayay xaqiijinta amniga doorashooyinka la yeeshay saraakiisha laamaha amniga iyo Taliska AMISOM ee ku sugan Baraawe.

Ra’iisul Wasaaraha oo mudnaanta siinaya sidii ay amni ugu qabsoomi lahayd doorashada Golaha Shacabka oo qeyb kamid ah lagu dooranayo degmada Baraawe ayaa ku dhiirigeliyey qeybaha amniga in si wadajir ah ay uga shaqeeyaan nabadgelyada ergooyinka iyo howl wadeennada doorashada.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dardar gelinta amniga guud ee Baraawe iyo howlgallada la dagaallanka argagixisada, si kooxaha nabad-diidku fursad ugu helin dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa warbixin ku aadan howlaha horyaala ka dhageystay saraakiisha ammaanka degmada Baraawe iyo Taliska Ciidanka AMISOM. Iyadoo kulanka ay ka qeyb galeen Guddiga Doorashooyinka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.