image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Nabaddoonka Guud ee Beesha Karanle, Xalane Abdirisak Nur oo lagu soo dhoweeyay magaalada Helsinki

Helsinki-Vantaa Finland: Nabaddoon Xalane Abdirisak Nur, Nabaddoonka guud ee Beesha Karanle Hawiye oo booqasho ku yimid maanta Finland ayaa waxaa lagu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha ee Helsinki-Vantaa.

Guddiga iyo Jaaliyadda Karanle ee Finland oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Karanlaha Finland Cumar Cabdi Colow oo Garoonka uga hortegay Nabaddoonka ayaa sheegay in Nabaddoon Xalane Abdirisak Nur uu maalmaha soo socda kulan Guus oo Soomaalida oo dhan u furan iyo mid u gaar ah Beesha Karanle ku yeelan doono Finland.

Nabaddoon Xalane Abdirisak Nur ayaa lagu wadaa in uu Madal furan kula hadlo Soomaalida Finland isagoona ka warbixin doona xaaladda guud ee dalka iyo kaalinta dhaqanku ku leeyahay geeddi-socodka nabadda, xasilinta siyaasadda kacsan ee Soomaaliya iyo guud ahaan nabadda Soomaaliya.

Wixii war ah ee la xiriira safarka Nabaddoonka halkan ayaad kala socon doontaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.