image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Jadwalka Qabashada imtixaanka ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Maamulka gobolka Banaadir Waaxda waxbarashada ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay  jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026.

Imtixaankan oo ay u fariisan doonaan kumanaan arday ayaa waxaa soo idlaaday habraacyada loo qabanayo imtixaanaadka.

Dowladda Soomaaliya ayaa gebi ahaanba mideysay imtixaanada shahaadiga dalka, taas oo keentay in dowladdu ay qaaddo imtixaanaadkan, taas oo ka duwan habraacyadii hore ee iskuuladu ay u qaadi jireen imtixaanaadka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.