image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hay’adda SODMA & Maamulka K/Galbeed oo 2000 oo qoys deeq raashin ugu qeybiyay degmada Diinsoor

Onkod Radio – Hay’adda Maareynta Masiibooyinka iyo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa deeq raashin ah ugu qeybiyay degmada Diinsoor qoysas gaaraya 2000 oo qoys.

Deeqdan oo isugu jirtay bur, bariis, sokor iyo saliid ayaa dowladda Soomaaliya ka kaalmeeyay dowladda Shiinaha ayaa qoysaskaas la gaarsiiyay.  Qoysaskan ayaa intooba badani waxaa saameeyay isbedelka cimilada, iyada beerihii ay lahaayeen ay saameeyeen roob la’aantii ku habsatay dalka Jiilaalkii la soo dhaafay.

Roob la’aanta ayaa inta badan saameeya beeraleyda iyo xoolaleyda, taasoo sababta in inta badan ay ka soo barakacaan deegaanadoodii, taasoo inta badan sababta in qoysaskaas ay dib ugu laaban waayaan deeganadii ay ka soo barakaceen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.