image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo ka digtay Qataraha adeegsiga baraha Bulshada iyo Bedqabka Digitalka

Onkod Radio (Muqdisho) Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Dr. Maryan Qasim Ahmed ayaa sheegtay in isticmaalka internetka ee dhalinyarada iyo  caruurta, gaar ahaan baraha bulshada uu qatar weyn ku hayo Soomaaliya, ayna ku qabatimeen isticmaalka baraha bulshada.

Iyadoo ka hadleysay madasha Machadka Heritage ee qataraha adeegsiga baraha  bulshada iyo Bedqabka Digitalka, ayaa sheegtay in dhallinyaro door muuqda ku leeyihiin isticmaalka internetka iyo baraha bulshada.

Dadka Soomaaliya ayaa hela internet aad u jaban kaasoo u suurtogelineysa inay dad badan isticmaalaan.

”Qataro badan ayaa baraha bulshada ka yimaada, xogo been ah ayaa lagu faafiyaa oo ay ka dhalan karto dhibaato weyn, waxaana loo baahan yahay in badbaado iyo asturnaan loo helo xogahaan.” Dr. Maryan Qasim Ahmed, Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka ayaa tiri, ”Waalidka masuuliyad ayaa ka saaran caruurtiisa, meeqa saac ayaa loo ogol yahay in caruurtu isticmaali karaan, maantase caruurta waaba la isaga sii jeediyaa.”

Drs. Maryan ayaa sheegtay in waqti badan la geliyo isticmaalka internetka oo dadka qaar ayba ku qabatimeen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.