image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamada Dowladda oo dibadbaxayaal ku rasaaseeyay Magaalada Muqdisho

Onkod Radio (Muqdisho) Ciidamada Dowladda ayaa maalinimadii shalay ku rasaaseeyay magaalada Muqdisho dibadbaxayaal ka careysan muddo kororsiga dowladda oo muddo xileedkeeda ku ekaa 15 May.

Dibadbaxayaasha ayaa isugu soo baxay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo aragtidooda ku muujinayay sida ay uga xun yihiin dibindaabyooyinka dowladda ku heyso dadka sida dhul boobka, xarigga aan loo meel deyin, taasoo ay u dheer tahay in dowladda muddo xileedkeeda uu ku ekaa 15 May, 2026.

Banaanbaxayaasha ayaa watay sawirka Madaxweynaha oo qaarkood la arkayay iyagoo ku gubaya waddooyinka magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqayay ereyo ay ka mid yihiin, “Keligii Taliye Dooni Meyno, Kaligii Taliye Dooni Meyno”

Dowladda ayaa ku dhaqaaqday dhul boob xooggan oo ay ku barakicisay shacab badan oo sharciyad u heystay dhulalkooda, tani oo kordhisay nacaybka loo qabo qabo.

Tani ayaa waxa ay ka tarjumeysa sida shacabka aanay raali uga ahayn gabood-falada dowladda ku heyso shacabka, ayna aad uga soo horjeedaan muddo kordhinta dowladda ku dhawaaqday.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.