image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Shiinaha oo isha ku haya Afrika si uu macdanta Lithium uga soo dhoofsado

China (Onkod Radio)  — Dawladda Shiinaha ayaa bilowday in macdanta Lithium-ka ay u doonato qaaradda Afrika. Macdantan oo aad...

Loollanka dowladaha Qatar iyo Imaaraadka ee Soomaaliya oo xoogeystay

Muqdisho (Onkod Radio) — Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo ay ka wadaan safiirada...

Weriye Cumar Seerbiya “Waxaa la igu xiray madaarka Hargaysa”

Hargeysa (Onkod Radio) — Mid ka mid ah weriyeyaasha Soomaalida, gaar ahaan arrimaha fanka sida weyn loogu yaqaanno Cumar...

Sucuudiga oo sheegay in dumarka ay Xajka imaan karaan maxram la’aan

Riyad (Onkod Radio) — Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in haweenku ay hadda iska diiwaan gelin karaan xajka sanadlaha...

Lataliyaha Amniga Madaxweyne Xasan oo beeniyay arrin laga faafiyay

Muqdisho (Onkod Radio) — La-taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamuud ayaa beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada...

Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanka Fasalka 12-aad

Muqdisho (Onkod Radio) — Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, ayaa...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 1.5 Milyan oo Carruur ah ay Soomaaliya ku wajahayaan...

Muqdisho (Onkod Radio) — Adam Abdelmoula, oo ah, isu duwaha gargaarka bani'aadamnnimo Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa sheegay in...

Guurka: Dood kulul oo ka dhalatay haweenay Hindi ah oo rabta inay is-guursato

Hindia (Onkod Radio) — Dhaqanka ah qof inuu isguursado waa mid ugub ah, balse ku soo badanaysay dalalka Reer...

Gaari ciidan oo Muqdisho ka geystay shil sababay dhimasho iyo dhaawac

Muqdisho (Onkod Radio) — Waxaa faah-faahino dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo maanta ka dhacay degmada Deyniile ee...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo ka hadlay markii ugu horreeysay muranka kursigiisa

Muqdisho (Onkod Radio) — Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dooda ka dhalatay in uu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.