image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka

Muqdisho, September 8, 2021-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha KMG ah ee NISA

Muqdisho, September, 06 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Kusimaha Agaasimaha Guud...

Muqdisho, September, 06 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad...

Qarax lala eegtay Ciidamo katirsan AMISOM & Khasaaro ka dhashay

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee kamid ah AMISOM waxaa...

Maraykanka oo Somaliland ka codsaday inay qaabilaan qaxootiga Reer Afgansitan

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda  arrimaha dibada Somaliland ahna kusimaha Wasiirka liibaan Yuusuf Cismaan, ayaa sheegay in Somaliland ay kamid...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Eng. Maxamed Cumar Saalixi

Muqdisho, September 2, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, asxaabta iyo...

Dagaal beeleed qasaare geytey oo dib uga bilaabmay agaarka Fardhidin ee K/bari ee Gobolka...

Dagaal ka bilaabmay duleedka birta dheer ayaa wararka laga helayaa ay sheegayaan in qasaare badani halkaa uu ka dhashay,...

Somaliland: Dad u dhintay caabuqa Covid-19 oo dib usoo laba kacleeyay

Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa sheegtay in 5 qof ay gudaha Somaliland ugu dhinteen caabuqa Covid-19 oo mar kale...

Dowladda Soomaaliya oo dalka Turkiga tababar ugu soo xirtay 49 hablood oo katirsan booliiska...

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya, Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar)  ayaa dalka Turkiga tababar ugu soo xiray 49-gabdhood oo ka tirsan...

Nin la sheegay inuu yahay Soomaali oo weeraray safaaradda France ee Tanzania

Nin ku hubeysnaa qori darandoori u dhaca ayaa la dilay ka dib markii uu weeraray islamarkaana ku dilay saddex...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.